سورة الفاتحة


سورة الفاتحة
Sura #1 | Makkah

1. Magaca Eebe yaan ku billaabaynaa ee Naxariis guur iyo mid gaaraba Naxariista.

2. Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).

3. Ee naxariis guud iyo mid gaarba naxariista.

4. Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).

5. adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).

6. ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).

7. Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.

0 Comments: