To Every Body ...
waa qayb ka mid ah Aduunkaan aan ku noolnahay ee waliba celiya dhuulka aan ku dul socono ku samayno wax walba aan doono
الحمد لله Allah ayaa inoo sahlay.
Way fiican tahay in aad u isticmaasho in Allah aad ku caabudo.
Lasoco qayba xigta .... >>>
From ::: SHARIF 0 Comments
سورة الفاتحة
سورة الفاتحة
Sura #1 | Makkah
1. Magaca Eebe yaan ku billaabaynaa ee Naxariis guur iyo mid gaaraba Naxariista.
2. Mahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
3. Ee naxariis guud iyo mid gaarba naxariista.
4. Ee hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
5. adiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
6. ee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
7. Jidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.
From ::: SHARIF 0 Comments
Nolosha Caadiga ah
Noloshayda caadiga ah waa mid iska jiitamaysa. Caqli yeelashadaydii waxaa ay kulan lawadaagtay wadankeena oo bur bursan waliba aan naxariis laga aqoon, waxaan na la koray bulsho Somali ah oo aan waxba kasheegi karin waxa ay yihiin waayo :: xaafad xaafadaha Caasimada Somalia ka tirsan ayaan kaliyah arkay, Laakin xaafadas waa ay qaribneen waxaa ani arki jiray ( Qof la dhacaayo, qoryo dhalanyaro wadata oo uu shaqo u noqday ama xarago, waxaan kaloo la kulmay Qof dhintay mar iyo labo wax ka badan ). Waxay waxyaabahaas inoo noqdeen wax iska caadi ah waayo waa ay naga bateen aragtidooda, inkastoo aan kasoo jiif kaco Guri aan waxyaabahaas laga aqoon oo ay u tahay wax aad u xun waayo Hooyo Abaabo waxay ka ahaayeen dad aan shaqo iyo shuqol ku laheen oo Islam wanaagsan ayay ahaayeen, anigana sidaas ayuu Illah iiga badbaadiyay kuwaas in ay tusaale ii noqdaan, mar walba in ay lumid mida ugu daran in ku suganyihiin waa ay ii muuqatay. Sidaas ayayna Noloshayda ku socotay. waxaa Gurigeena ku dhaganaa Dugsiga Quran Kariima ah laga dhigto oo ay Hooyaday iyo dariska soo aasaaseen/ ka qayb qaateen dhisidiisa , waxaana dugsigaas ku dhameeyay Quran ka dhamaantiis 30 JUS oo dhan. Alxamdu Lillahwaxaa Macalimiinteena ( Macalin Maxamed & Muqtaar ) ayaa ka qayb qaatay inta badan Quran barashadayda waxaan kaloo Dugsiga ka noqday Kabiir oo ah madaxa labaad ee Dugsiga macnaha Qofka ku xiga macalinka darajada Dugsiga arday ahaan. waxaan badanaa ka saacidi jiray Macalin kayga xaga gabdhaha oo aan Quranka ka dhagaysan jiray 1 waxaa kaloo Quran ka markaan dhameeeyay la igeeyay School oo aan ka bilaabay Fasalka 4 ee dugsiga dhexe waayo wax yar ayaan ka aqaanay Xisaabaha iyo inta kale oo Guriga ayaa macalin dariska ah wax nagu bari jiray. School-ka kobaad ee la igeeyay waxa uu ahaa Magaciisa USAMA BIN ZAYD waxa uu ku yaalay Xaafada Taleex ee Mugadisho Somalia. Sanado kadib na waxaan ku wareegay Kuleejo lacag la bixiyo oo loogu tala galay qaar kamid ah reeraha Mugadisho dagnaa Magaceeda waxa ay ahayd ( Unknown ) ma xasuusto waayo iyada dhan waxaan dhiganayay 1 mounth/Bil oo kuma aanan daahin waxaana la igu wareejiyay School xaafadeena ka dhawaa oo la dhihi jiray ABUU CUBAYDAH oo aan ku dhameeyay Dugsiga dhaxe kadibna waxaan u wareegay Dugsiga Sare ee AXMED GURAY. Nolosha dhabta markaan ayaan dareen u yeeshay oo inti hore iima muuqan Caruur ayaan ka ahaa WlCcccccc ayaa la igu dhahay Galab walba Shaati cadaan & Sirwaali Madow ayaan qaadan jiray anigoo in carfin jiray is nadiifin jiray waayo intaas dhan inti hore igu badneen, ahmiyad wayn ma siin jirin laakin markaan waa lagu qasbanaaday hareerahaaga dhan ayaa laga samaynayaa oo laga nadiifsan yahay lol then Baabuur ayaa naga soo qaadi jiray oo School ka nalagu een jiray WaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaWaW That is so profect live isn't it ????????
From ::: SHARIF 0 Comments
SharifBile Angel
